Archives

macalimiinta dugsiyada salaama oo maanta seminar u furmay

macalimiinta dugsiyada salaama ayaa maan aqoon korodhsi(seminar) uga furmay xarunta dugsiga sare ee Salaama. waxaa ka soo qaybgalay dhamaan macalimiinta dugsiyada salaama Sare, dhexe iyo hooseba. waxaanay  halkaa ku qaateen casharo muhiim ah oo ku saabsan waxbarista ardayda .  seminar kaa waxaa soo diyaariyay ururka aan dawliga ahayn ee (Salaama Foundation). waxaa mar walba ka go,an dugsiyada salaama sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen aqoonta macalimiintooda uguna tababari lahaayeen shaqadooda. taasi waxay wax wayn ka taraysaa kor u qaadida tayada aqoonta guud ahaan

allaa mahad leh

announcement2

dhamaan ardayda dhigata dugsiyada salaama waxaa lagu wargalinayaa in dugsiyadu furmayaan 1/2/2016 maalin isniin ah haddaba ardaydu wakhtiga ha ilaaliyaan waad mahadsantihiin

announcements 1

dhamaan ardayda dhigata dugsiga sare ee salaama in ay natiijadooda imtixaanka ka eegan karaan websiteka dugsiga allaa mahadleh
February 2016
M T W T F S S
« Jan    
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29